Beenaale markhaatigiisa ayuu fogeeyaa,Wargeyska Gulf News ee Dubai, wuu cadayey inuu waraysigaasi siiyey
Wasiirku,sidaana ku jawaabay

Waxaan salaamayaa shacabka Somaliland iyo saxaafadda xorta ah.Iyadoo aan ku gudo jirnno
xuskii iyo dabaal degyadii Qaranimadeenna ee  aan dhiigeenii u shubnay,oo meel walbba aan gaadhsiinay
farrin inaan nahay ummada aayaheedii ka tashatay,ayaa ninka Wasiir Arrimaha Dibada lagu
magacaabay,uu saxaafadda caalamka majara habaabiyey,tacabkeenii iyo dhiigeenina
ka yeelay waxba kam jiraan, ka dib markuu saxaafada caalamka u sheegay in Somaliya
laga wada hadli karo sidii aan uga mid noqon lahayn federaalak sida emaaraadka oo kale.
waana tan suaashii oo ku qoran wargeyska Gulf News:

[Do] you [have] strategic [plans] of unifying with Somalia in the future?

The main work of our government is to bring the peace to Somalia because without peace we can do nothing. Then we can negotiate about the other issues [whether] to be [an] independent state or becoming a [federation] like the United Arab Emirates. There are different political options. You cannot negotiate if there is no peace. We have to accept some land as independent states.

http://gulfnews.com/news/region/somalia/somaliland-eyes-embassy-in-uae-1.810588

Waa markii labaad ee shaqsigani ku kaco,kuna tunto Dastuurka Somaliland,iyadoo oo aynu
ogeyn tii uu dhex fadhiistay  shirkii London,ee looga hadlayey gobolada Somaliya isku haya.

Waxaan ka codsanayaa xubnaha Golaha Sharci dejinta in mar labaad loo yeedho,lana weydiiyo
inuu somaliland aaminsan yahay gooni isu taageeda iyo sababta uu masiirka umadda ugu dheel dheelayo,
ee uu ugu tumanayo.Waa in maamus ka xayuubin  lagu soo oogaa Wasiirka Arrimaha Dibadda,kana jawaaba
wareyssiga uu siiyey Gulf News ,saxaafaduma waa inay ka gun gaadhaa dhacdadan sharaf
xumada u soo jiiday shacabkeenna iyo dalkeena.

http://gulfnews.com/news/region/somalia/somaliland-eyes-embassy-in-uae-1.810588

Somaliland xaqeeda wey heli ku jecel iyo ku necebba.

Osman Jama

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *