Hargeysa(ANN)Wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqday isku aadka tartanka ciyaaraha kubadda cagta iyo gacanta ee gobalada dalka oo la filayo inay maalmaha soo socda sida loo qorsheeyay ku qabsoonto magaalada Burco.Wasaaradu waxay soo saartay

isku aadka ciyaaraha
kubadda cagta iyo gacanta ee siddeeda gobal ee ciyaaraha dalka ka qayb galaya. Isku aadka gobalada ayaa kala ah
Group A
Hargeysa
Hawd
Togdheer
Sanaag
Group B
Awdal
Saaxiil
Sool
Gabiley
Ciyaarta u horaysay ee kubadda cagta waxa lagu furi doonaa labada gobal ee Hargeysa iyo Togdheer, ciyaarta labaadna waxa iska hor iman doona gobalada Sool iyo Awdal. Ciyaarta koowaad ee dhex mari doonta gobalada Hargeysa iyo Togdheer, ayaa la filayaa inay noqon doonto ciyaar adag, maadaama oo uu weligood labadaas gobal ka dhaxayn jiray xifiltan dhinaca kubadda cagta ah oo taariikh fog sida xilayadii tartankii Ciyaaraha ee Dawladii Somalia.

Araweelonews Mobile
Somaliland Office    
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com   
shalcaw2@hotmail.com

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *