London- Ururka Somaliland Women’s Associatioin (SLWA) waxa uu ogeysiinayaa dhammaan dadweynaha reer Somaliland ee ku nool dalka Ingiriiska, gaar ahaan London iyo nawaaxigeeda inay ka soo qaybgalaan xaflad dhaqaale loogu ururinayo hooyadda iyo dhallaanka oo ay soo qabanqaabiyeen

Ururka Haweenka SLWA.

Xafladda oo lagu qaban doono WilleSden Green library Centre,95 High Road Willesden NW10 2SF maalinta Sabtida ee taariikhdu ku beegantahay 19/11/2011, waa xaflad dhaqaale loogu ururinayo hooyadda iyo dhallaanka Somaliland ee baahan.
Daawanaayoow waa dalkaagii, daawanaayoow waa dadkaagii, ogsoonoow inay dadkaagu inay  kuu baahanyihiin.

Dadyowga kale ee nool dalalka kale ee adduunka ku kala nool waxay caawimada loo ururinayo hooyada iyo dhallaanka kaga qaybgeli karaan inay ku soo hagaajiyaan Akoonada hoos ku qoran.

Acc dahabshiil aan ku leenahy waan ka HRGD 24649 am Lioyds TSB
Acc38541668 Sort Code 30-92-93

Goobta xafladda lagu qabanaayo waa WilleSden Green library
Centre,95 High Road Willesden NW10 2SF
Maalinta :Saturday
Bishu :19/11/2011
Waqtiga:06:00pm -11:pm

Buses…266,260,52,302,98,460
Tube…Willesden Green
Kala Soo Xidhiidh Asha Hussein Maraykan
Tel 07432151774, 07932401600

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *