-
Published On: Tue, Nov 6th, 2012

Wargelin Mihiim Ah Oo Ku Waajahan Shacabka reer Somaliland iyo Puntland

Smiley face
Share This
Tags

Waxaa marba marka kasii dambeysa sii badanaya, Fadeexado iyo lunsasho Hanti Dadweyne oo kusoo baxaya Madaxda Sare Sare ee ka taliya Qaarada Afrika, taasoo caalamku indhaha ku hayaan una saareen Gudiyo Garsoor iyo Guddi Kormeer ah oo hoos taga Qaramada Midoobey, ilaaliyana

 

musuqmaasaqa ka faaiideysiga mashaariicda ama lunsiga kheyraadka dabiiciga ah ee hantida shacabka ka dibna u bedeshaan ganacsi gaar loo leeyahay.

Waxanu uga mahadcelinaynaa Shacabka reer Somaliland iyo Puntland iney noo soo gudbiyaan macluumaadka dheeraadka ah, ay ka hayaan Shirkadahaa gaarka loo leeyahay ee Xaalufiyey macdantii iyo Kheyraadkii dabiiciga ahaa oo ah hanti Shacab.
sidaa awgeed shacabka Somaliland iyo Puntland ee xog ama macluumaad ka haya shirkaddaha sahaminta macdanta iyo khayraadka halsoo xidhiidheenciwaanka halkan ku qoran Email green-env@live.no

Mahadsanidin
Prof. Mohamed Ahmed Farah (Jaafaa)

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>