Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa soo bandhigtay waxqabadka wasaaradaha, Ha’yadaha dawliga ah iyo gobolada qaarkood ee sadexdii bilood ee la soo dhaafay, taas oo qayb ka ah balanqaadkii xiligii Ololaha doorashada ee kal hore Madaxweyne Siilaanyo ugu balanqaaday
shacbiga in waxqabadka xukuumaddiisa saddexdii biloodba mar dadweynaha losoo bandhigayo.Qoraalkan oo ah qaybtii 10aad waxaanu kusoo gudbinayna waxqabadka Wasaaradda War-faafinta iyo wacyigelinta oo ugu danbaysay qoraalka taxanaha wasaaraddaha xukuumada iyo waxqabadkii dhinaca gobolada ee lagu xusay qoraalkaa, iyadoo oo qoraalka kasoo baxay xukuumadda Somaliland ee waxqabadkoodii saddexdii biood ee u danbeeyay u qornaa sidan:-
Wasaaradda War-faafinta & Wacyigelinta
20.
-istuudiyaha 1 aad ee Telefiishanka oo la dayactiray lana qalabeeyey
-istuudiyaha 1 aad & 3 aad ee raadyow hargeysa oo qaboojiyayaakl lagu xidhay
–Qalabkii idaacadda oo la kiciyey )Kaamerado, rikoodho..iwm)
-Kayballada xidhiidhiya istuudiyaha iyo warlaliska oo xadhkihii laga beddelay.
-kaalmadii USAID oo wasaaraddu qaybteeda ka heshay.
Tababarro la siiyey shaqalaha wasaaradda
-dib u habayn ballaadhan oo lagu sameeyey barnaamijyada iyo wararka idaacadda iyo TV ga iyadoo waqtiyo munaasib ahna lagu kordhiyey.
-qoraal aannu ku dalbaynu idaacad dalka iyo dibeddaba gaadha ayaannu u dirnay guddida qandaraasyada
-gaadiidka wasaaradda oo la dayactiray
21. Wasaaradda Madaxtooyada :– waa Wasaarado Cusub
22. Wasaaradda Did-u-dejinta :– waa Wasaarado Cusub
23. Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga :– waa Wasaarado Cusub
Dhamaad ka Warbiximaha Wasaaradaha
Gobolada Dalka iyo Wax qabadkooda
Boorama:
a) – Waddo Magaalada dhexdeeda ah oo dhamaatay
b) – Biriij yar oo ku yaala Tuulada Degmo-Laqas oo dhamaaday
c) – Berkad ku taala tuulada Weeraarta oo dhamaad ku dhaw
d) – Berked ku tuulada gargooray oo dhamaatay
e) – Health post (goob caafimaad ) Garbo-haadlay oo dhamaatay
Dawlada Hoose ee Berbera:
Dawladda Hoose ee Berbera waxay wadaa Mashruuciicda kala ah: dhismaha wadooyin 9 wado Totalka Metter koodu dhanyahay 4587 Meter.
Mashruuca Contrabution dhismaha Garoonka & wadada garoonka dhex marta
5. Mashruuca Taarka lagu soo wareejiyay Garoonka .
6. Mashruuca Garoon kubadeed (Play Ground Stadium) lagu hayo Gacanta
7. Mashruuca Taalo kamida bilicda magaalada laga sameeyay Shide-yar New Roads
8. Mashruuca Banaynta Magaalada Dhexdeeda & Rarida Sandaqadaha & cooshadaha
9. Mashuuraca Dhamaystirka sariibada 2aad ee magaalada kuna taal Burco-sheikh
10. Dhismaha Xafiis Dowladahoose ku leedahay Haamaha
11. Dhismaha Masaajid & Qolaalkalaga sameeyay Goobta Biya Guure Ee Biyaha Kulul
12. Mashruuca Town Plane ka & Maping ka loo sameeyay Magaalada Guud ahaan
Gobolka Togdheer:
Waddo magaalada dhexdeeda ah oo dhamaatay
a) Biriij yar oo ku yaal waraabeeye
b) MCH ku yaal War-cimraan oo dhamaday
c) MCH ku yaldhoqoshay oo dhamaday
d) Dhismaha barkad ee kal-bare ku taal oo dhaamd ku dhaw
e) Dhismaha Saldhig ee Qoyta ku yaal oo dhamaaday
Gobolka Sool:
Laas-caanood:
a) – Sariibad hilibka laas-caanood oo dhamaatay
b) – Sariibadii khudaarta oo dhamaatay
c) – Dhismaha kawaanka gawraca oo dhamaaday
d) – Dhismaha D/dhexe ee adhi cadays oo socda
f) – Dhismaha guriga Cuqaasha Gobolka waa dhamaad dayactirka wadada isku xidha laascaanood Higlo 40KM, 8 Buundo iyo buuxbuuxinta wadada dhinacyadeeda oo dhamaad ah.
g) – Dayactirka wadada isku xidha laas-caanood, Guumays 65KM iyo buuxbuuxinta
gobolka Salal:
a. – Ceel riig ah (bore hole) ayaa laga qoday tuulaada Ceel Gaal (150M oo hoos ah iyo 1,800m oo qasabdo lasii dhigay waxaana iska kaasahaday Wasaaradda Macdanta Biyaha iyo Dawlada D.Jabuuti .
b. – Ceelka laanta Morohda oo laga shaqaysiiyey
c. – Bariis laga beeray Degmada Garbo-dadar oo wax soo-saarkiisa dhawaan la sugaayo
d. – Guryo badan oo loo dhisay Taliska Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo dayactir lagusameyey Guryihii hore ee Taliska
Gobolka Gabiley:
4 kaabadood oo labada kaantarool ah.
– Waxaa dhamaaday samaynta laba waddo 2KM oo laami ah oo isku xidha magaalada ilaa Dugsiga Sare.
– Dhisme geerash dhan 50mx13m wuu dhamaaday.
– Dhismayaal lagu sameeyey kaantaroolada magaalada oo kala ah
– Dib u dhis iyo balaadhin lagu sameyey khayriyada.
– Dib u dhis sddex suuli oo loo sameeyey saldhiga Booliiska.
Gobolka Hawd
Mashariiicda horumarineed ee Gobolka:
a. – Dhisme laba qol iyo suuliyo ee saldhiga Boliiska magaalada Balligubadle (Hay’addaDDG)
b. – Dayactir dhaam biyood ee Tuulada Gunburaha (Havayoco)
c. – Laba fasal kuraastoofda iyo miisaantooda dhisme afar suuli isla dugsigaas (NRC)
d. -Baabuur Amblace ah ee dhakhtarka baligubadle (ee jaaliaya S/arabiya).
Gobolka Oodweyne:
Waxqabadka Mashaariicda ka hirgashay Gobolka Oodweyne:
1. Waddo-banayn laga fuliyey Magaaladda Oodweyne oo ah 12 waddo (6 barri –Galbeed iyo 6 waqooyi-Koonfur)
2. Baabin ood xeryaha Magaalada dhexdeeda ah
3. cusbitalka Degmada oo la furay oo shaqaynaya
4. Waxa la kiciyey lagana shaqaysiyey Baabuurkii Ambalaaska ee ee Cusbitaalka Degmada.
5. Waxa la dhisay 3 qol oo ah cusbitaalka TB ayna fulisay (JPLG)
6. Waxa la furay cisbiitaalkii Guud ee Gobolka ,waxaana la keenay shaqaalihii iyo dawadii
7. Dhisme 2 fasal Dugsiga hoose dhexe ee Degmada Xaaji saalax fulisayna JPLG
8. Dhisme barkad biyood (12mX12mX4m) ee tuulada cali faarax ayna fulisay (JPLG)
9. Dhisme MCH 2 qol oo loo dhisay Tuulada Gucundhaale fulisayna (JPLG)
10. Dayactir 4 barkadood oo ku yaala Tuulada Laan-mulaaxo fulisayna (JPLG)
11. Dhisme barkad (12MX12mX4m) loo dhisay Tuulada xidh-xidh fulisayna JPLG
12. Dhoobe-qaad lagu sameeyey dhaamka Talaabo-yar ee tuulada galoolay.
13. Baabinta oodii dhul-cawseedka Degaanadda beerato habaas-weyn- goryo-ood, qolqol, iyo Haro –sheekh
14. Ka qayb-qaadashada waddada Burco –Oodweyne- Hargaysa oo hadda socota
Wasaaradu waxay u dirtay toban kooxood goboladda maroodi jeex, awdal, saaxil, togdheer, iyo sool
Dhamaadka Warbiximaha Gobolada. qoraalka ka ku xiggana waxaan kusoo gudbin doonaa waxqabadka Ha’addaha gaarka ah ee dawlada.
La soco————-
Araweelonews Mobile
Somaliland Office
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com
shalcaw2@hotmail.com