-
Published On: Mon, Aug 22nd, 2011

Shirkada Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Oo Sheegtay Inay Kordhiyeen Xiliga Shaqada Tobanka Danabe Ee Bisha Barakaysan

Smiley face
Share This
Tags

Hargeysa(ANN) Shirkada Dahabshiil ayaa sheegtay inay kordhiyeen saacadaha shaqada ee adeega xafiisyadeeda si ay u raali geliso macaamiisheeda kala jooga daafaha dunida. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal kooban oo shirkadu kasoo saartay caawa xafiiskeeda  ugu weyn ee xarunta Magaalada

 

Hargeysa.
Qoraalkaa ayaa u qornaa sidan:-“ Waxa macaamiisha sharafta leh ee shirkadda Dahabshiil, meel kasta oo ay joogaanba,  lagu wargelinayaa in laamaha waaweyn ee shirkadda Dahabshiil ay shaqayn doonaan, una furnaan doonaan macaamiisha, ilaa 9:00 fiidnimo si macaamiishu uga bogato adeegga shirkadda 10ka maalmood ee dambe ee bisha Barakaysan ee Ramadaan uguna diyaar garoobaan maalmaha Ciidda ee farxadda badan ee ka dambeeya.

Alle ha idinka abaalmariyo cibaadadiinna iyo camalkiinna sugan. Aamiin. 

Araweelonews Mobile
Somaliland Office    
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com   
shalcaw2@hotmail.com

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>