Ogaysiis Fadlan Ka Qaybqaado Dhismaha Wadooyinka Somaliland

Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Waxa dadweynaha reer Somaliland la ogeysiineynaa in la beddeley madasha Shirka wadda Ceerigaabo-Burco, lagu qaban doono 16/11/2013 oo loo beddeley sida hoos ku qoran:

 

Waterlily Business Centre Hall, 10 Cleveland Way, E1 4UF
Fadlan ka soo qayb-gal shirka
Goobtu waa: Waterlily Business Centre, 10 Cleveland Way, E1 4UF.
Ballantu waa Sabtida 16/11/2013, waqtiguna waa 3:00 – 10:00 pm.
Basaska lagu iman karaa waa 25 ama 205
Tube Station-ka ugu dhow: Whitechapel station ama Stepney Green Station
Allaa mahad leh,
Somaliland Mission UK

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *