Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Maamul goboleedka la baxay Ximan iyo Xeeb ee badhtamaha Soomaaliya Mr. Maxamed C/llaahi Macallin Aadan (Tiiceey) oo socdaal ku jooga Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa bulshada caalamka ugu baaqay inay tixgeliyaan jiritaanka iyo rabitaanka madaxbannaanida shacka Somaliland.