Hargeysa(ANN)Mudanayaasha wakiilada Somaliland ayaa  fadhi ay yeesheen maanata ku ansixiyay masuuliyiin la horgeeyay oo isugu jira wasiiro, wasiir ku kuxigeeno,wasir dawlayaal. Gudoomiyaha golaha Cabdirahman Maxamed  Cabdillaahi ( ciro) ayaa gudoominayay fadhigaa oo ay

 

kasoo xaadireen 48 mudane.
waxayna ansaxiyeen xubno iskugu jira  

Mudanayaasha oo dhowaan fadhiyadoodu u baaqan jireen kooram la’aan, ayaa maanta kala badh iyo iyo dheeraad kusoo xaadiray, waxayna dhamaan masuuliyiinta loo gudbiyay ku ansixiyeen cod aqlabiyad ah, iyagoo mid mid u ansixiyay ku an saxiyen, taas oo  ay ansixintoodu u dhacday sidan;-

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Maxamed  Axmad Bare, waxa u codeeyay shan iyo afartan mudane(45) mana jirin cid diiday, laba mudane(2) ayaa k aaamusay, godomiyuhuna macodayn.

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinat jamuuriyada Somaliland  Abiib Diiriye Nuur waxaa ucodeeya shan iyo afartan mudane(45) ciddiidayna majirin waxaana ka aamusay laba mudane (2)  gudoomiyuhuna muu codaynin.

Wasiirka wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada somaliland Cali Siciid Raygal waxaa u codeeyay shan iyo afartan mudane (45) waxaana ka aamusay laba mudane(2) cid diidayna majirin gudoomiyuhuna mu codayn.

Wasiirru dawlaha wasaaradda maaliyada jamuuriyada Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid waxaa ucodeeyay shan iyo afartan mudane(45)  cid diidayna majirin,  waxaana ka aamusay laba mudane(2)gudoomiyuhuna ma codayn.

Wasiiru dawlaha nabadaynta arrimaha bariga Kayse Cabdi Yuusuf waxaa ucodeeyay laba iyo afartan mudane(42) cid diidayna majirin waxaana ka aamusay shan mudane(5) gudoomiyuhuna muu codayn.

Wasiirku xigeenka  wasaaradda warfaafnta iyo wacyi galinta Somaliland  Cabdillaahi  Maxamed Daahir (cukuse) waxaa u codeeyay  sedex iyo afartan mudane(43) ,waxaana ka aamusay afar mudane (4)cid diidayna majirin gudoomiyuhuna ma codayn.

Araweelonews Mobile
Somaliland Office 
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com
shalcaw2@hotmail.com

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *