Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:”Table Normal”; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-parent:””; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin-top:0in; mso-para-margin-right:0in; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0in; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:”Calibri”,”sans-serif”; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin; mso-bidi-font-family:”Times New Roman”; mso-bidi-theme-font:minor-bidi;} waxii ka horeeyey 1960 koonfurta Soomaaliya waxaa haystay talyaani, halka waqiiyina Ingiriis ka maamulayey. Markii labilaavay in wadamada Africa xoreyadooda lasiiyo waxaa horta loo diyaariyey dawlad iyo dad loo

tobobaray lashaqaynta wadamada Xil wareejinta samaynaya ayaga oo badankooda laga dhigi jiray dad xornimo udagaalan ah oo qaarkoodna Addis Etoobita  (sida Nakruuma iyo qaarkaloo badan ) lagu tobabari jirey  kadib marka caan laga dhigo dadkuna jeclaadaan loo dhiibi jirey maamul uu maamulkoodu ka sareeyo.
Hadaba wakhti ka hor ayaa koonfur loo tobobaray habdhaqan dawladnimo oo ku salaysan ugu horeyn ilaalinta interest ka Talyaaniga taasoo wakhtigaa ay dhul iyo beeroba ku lahaayeen  oo xataa ay carruuro ku dhalayeen ayagoo dadka Soomaalida ku dhex tarmayey taasoo ilmaha iska dhalka ah qiimihiisu sarayn jiray si value sare ah.
Hadaba markii xoriyada waqooyi  lasiiyey waxay bilaabeen sidii shanta Soomaaliyeed laysugu keeni lahaa taasoo ay ugu horayntii ayagoo qiiro iyo xamaasadi ku jirto oon fahmin fikirka, dhaqanka iyo aragtida dadan ee gumeystuhu soomaalida kale kaga tagay ayey Koonfur juq yidhaahdeen taasooy bilawgiiba ay kala kulmeen soo dhaweyn xumo iyo meermeerin ama ay arkeen inaan fikirkoodan laqadarineyn taasoo sababtu tahay in waxii qorshihii ama system kii ladhigay uu burburayo taasoo macnaheedu yahay in dhulka Soomaaliyeed iyo beerahaa muuskuba aanay Hanti Talyaani dib unoqobayn.
Sikastaba ha ahaatee markii la cabirey doonista dadka iyo xawaaraheeda ayaa waxa lagu taliyey in laysu siidaayo taasoon xataa xaga UN ta laysaga darin sharciyan laakiinse loogu fikirey in Waqooyi waxuu raadinayo dib loo nacsiiyo si dhab ah.
Taasi markay dhacday dib ayaa loo kala noqday ayadoo Waqooyi, Somaliland noqday laakiin raadinaya ictiraaf, kana xanaaqaya isu dar dambe.
Waxaase hubaal ah in wakhtigaa waqooyi koonfur ka badbaadshay in dhulkooda, beerahooda iyo dadkaba Talyaani YEESHO sidii wadamo badan oo Afrikan ah oo badanba loogala wareegay. Hadaba waxaad moodaa in taariikhdu  soo rogaal celisay oo imikana ayadoo wajiyo kala duduwan usoo maraysa ay ku socotaa halkii ay ka bilaabantay,  taasna waxaa kaliya garan kara dadka aqoonyahanka ah.
Hadaba Somalilalad waxaa warwar galiyey  Ictiraaf waxaana Cabsi galiyey isu Darka LABADA Dal, laakiin  haday maanta Somaliland tidhaa  Ictiraaf kii waan kamaaranay oo koonfurbaan isu darsanaynaa, waxaad arki aduunkoo diidan isu darkaa sidii ugu horayntii ay uga soo hor jeesteen.
Hadaba koonfuri waxaad moodaa inaanay fahmin dhibka iyo hawlaha ku fool leh iyo sooyaalka taariikheed ee Soomaali Weyn loosoo maray iyo  hamiga ay burburdheen taasoo Cadaalad darada dhacday ay aabe unoqotay qaska iyo isquudhdiga maanta jira iyo mustaqbal xumada ay dadka Soomaaliyeed DOONTA iyo Dilka dabada haystaan.

By sociologist Saeed Issa Eleyeh.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *