waxaan doonayaa in aan wax yar ka taabto arimhan aan hoos kaga hadlaayo oo ay ka mid yihiin in aan maanta wax yar ka soo qaato dadka ka soo jeeda caasimada gobolka sanaag ee

 

ceerigaabo ee ku nool qurbaha sida aan idiin soo sheegay weliba wadama ciwaanka ku qoran waayo waxaad mooda markaad aragto dadka gobolada kale sida ay gobolkooda horumar uga geysanaayaan
weliba dadka ay meel ku wada nool yihiin markaa waxaan odhan lahaa reer ceerigaabow danteena aynu garano gobolka cid kale oo uu sugayaa ma jirte aan wax u qabano magalaada ceerigaabo oo aynu gacmaha is qabsano oo hurdada halaga kaco walalayaal waayo wax badan baanu aragnay dad sideena aan fekeri jirin oo markii danbe dantooda gartay dhibtuna maha dadke mala waa wada tashi la,aan

markaa hadal iyo dhamaan waxaan idin soo jeedin meel kastaad joogtaan gudo iyo debedba in aynu gacmaha is qabsano oo aynu hurdada ka kacno oo aynu danteena garano umadaha kalena aynu la tartano oo aynu ka shaqeeno wax kasta oo horumar loo baahan yahay
waadna mahadsan tihiin dhamaan

By Gudoomiye Ibraahim Sheekeeye
ibro_60@hotmail.com
switzerland zurich

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *