Suldaan Gadhle:  cumaamadihii salaadiinta ayaa cirkaa maraysa waabase suudh Siyaasi, aabe siday doonto ha’ahaatee, halkeed siyaasada kagal is leedahay ?

Suudh Balloh : hhhhh sow Aabo! Koofiyadan 30$ waad iska sidataa uun, sowkan Inna Beendiidkii Bisad een ilmaadeerka ahayn Xisbigii uu kujirey been usheegi waayey een markiiba bartaas ka abbaaray gudoomihii Xisbiga imika eryidii uunbaa uhadhsan Gow !

Suldaan Gadhle: kkkkk Aabe! Kkkkkkkk aabe sow siyaasada anaad iga bartay

Suudh Balloh: gow! Mataasaad latimid oo beensheegistii ayaad xataa igu haysataa!

Suldaan Gadhle: miskiin! Aabo beentu tan idinku soo korshay maaha! Hadaan miskiin wadaada oo xalal maala ahaan lahaa sow idina wadaado bilaa daba maad ahaateen, ma siyaasadbaad maanta uhanqal tagi lahayd?

Suudh Balloh: walee waa runtaa! Markay dad danlihi kuu yimaadaan eed adna danteena inooga fulinayso, waan xasuutaayoo Hooyaa nixi jirtay oo makhsinka  isu soo xidhi jirtay lkn maalintii dawladu kuuyeedhatay eed nagusoo noqotay adoo Dahab Hooyo usida way ku taabacday oo ayadaabad xataa Xariif  kaa sii dhigtay!

Suldaan Gadhle: Aabo ! Shaqadan heshay! Hhhhhhhh khibradaadaan arkayaayoo baridhowna waabad isasoo sharixi doontaa!

Suudh Balloh: thanks Aabo suudhka hayga illabin

Suldaan Gadhle: hakayaabin!  Aabo kaasi waa diyaar ileyn shaqo tagbaad tahaye hhhhhhh! Nin ragah ayauunbaa doorkan dabnihiisa ku xoogsada

By sociologist saeed issa Eleyeh

saeed ismail

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *