Xildhibaan Cabduqaadir Jirde oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, isla markaana ah saraakiiisa hoggaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANi,
Xildhibaan Cabduqaadir Jirde oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, isla markaana ah saraakiiisa hoggaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANi, ayaa dhaliilay sida ay Siyaasiyiinta Xukuumadda Somaliland u dhaliilayaan Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu sheegay in aan loo aannayn karin waxyeeladii uu shacbiga Somaliland u geystay Taliskii Digtaytarka ahaa ee Maxamed Siyaad Bare.
What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By Arraale M. Jama

Araweelo News Network is a Associated Online Agencies established and operated by Somali senior journalists Arraale M. Jama, Araweelo News Network is a one of the most popular Somali Media Online, created by the one of the senior Journalist and human rights activist Arraale Mohamoud Jama 2010. Araweelonews is an independent non-profit and is not affiliated with any political party or group. Its mission is to inform and to educate people of Somaliand and Somali community democracy, Human rights issue, Health $ Education and awareness. Editor-in-Chief, Arraale M. Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Contact E-mail; Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *