cadawgooda.
Waxaan kuu sheegayaa Soomaalida aad sheegayso ma nihin anagu oo waa nala yaqaan, waxaanu nahay shacbi dunidu maanta ogtahay wuxuu yahay iyo ahmiyada uu mujtamaca dunida u leeyahay dal ahaan iyo dad ahaan, kamana wakiil nihin shanta Soomaaliyeed oo waxa nala yidhaahdaa Barrako Land ee adigu qaado waxaad sheegayso.
Haweenayda Foosiya waxaan leeyahay waad xusuusantahay wixii aad Jaamacadda Hargeysa ka samaysay mudadii aad joogtay, hana u qaadan in aanu citiraaf cidna uga baahannahay oo Illaahay ayaa na citiraafay ee maaha citirafku mid aanu ka sugayno adiga iyo kuwa aad dabadhilifka u tahay, waxaadse ogataa in aad taariikhda bulshadan meel madaw kaga jirto Aakhirana Allaah og waxaad la kulmi doonto.
By, Eng. Jama Warsame Seed.
Hargeysa.