gudoominayay Madaxweyne xigeenka Somaliland, isla markaana ah ku simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici). Sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed maanta ka soo baxay madaxtooyadda Somaliland oo u dhignayd sidan:-
“Fadhigii maanta (27/02/2012) ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay Qasriga Maxadtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Gudoominaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Waxa lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2012 oo Dhan 639,369,240,470 taas oo 23.19% ka badan tii sannadkii Hore ee 2011.” Ayaa lagu yidhi qoraalka.
Araweelonews Mobile
Somaliland Office
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com
shalcaw2@hotmail.com
What’s your Reaction?
+1
+1
+1
+1
+1
+1
+1