Harary, oo ah 23 jir, wuxuu ka sameeyay New York wax yaab leh markii uu maqalay Axadii inay ciidamada kamaandowsta ee Maraykanku Binu Laden ku dileen pakistaan, wuxuuna markiiba si deg deg ah u bilaabay inuu u sameeyo website, si uu ugu iibiyo garmaanta uu ku qoray “bin Laden is dead”, binu Laden wuu dhintay.
Mr. Harary wuxuu iibiyay 10,000 T-shirts, Garmaan, isagoo midkiiba siiyay $ 12, wuxuuna Isniintii gaadhay inuu iibiyo dhamaan garmaantii uu sameeyay, oo uu ka macaashay 120,000, iyadoo ay dadka maraykanku la yaabanayeen waxa la dilay maskaxdii ka danbaysay qaraxyadii 9/11, kuwaas oo aan qaarkood weli rumaysanayn.
Araweelonews Mobile
Somaliland Office
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com
shalcaw2@hotmail.com