Daawo Munaasibad Uu Xilka Kula Wareegay Guddoomiyaha Jaamacadda Ceergaabo
Ceergaabo(Araweelo News Network)Munaasibad uu xilka kula wareegay Gudoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Ceergaabo, ayaa lagu qabtay Magalaada xarunta u ah Gobolka Sanaag ee Ceergaabo.