Kala Saxeexday, Sida lagu baahiyay mareegta internet-ka ee sportspromedia. Kooxda Barcelona, ayaa heshiis xayaysiis la saxeexatay shirkada isgaadhsiinta ee Intel, waxana heshiiskan uga soo xaroon doonta lacag badan.

Kooxdan reer Catalonia iyo shirkadan waxay kala saxeexdeen heshiis xayaysiis, waxanay Barcelona loogada shirkada ku xayaysiin doontaa dhinaca hoose ee garamada ciyaartoygu xidhaan.

Heshiiskan oo shan sanno ah ayay Barcelona ka heshay lacag dhan 25 milyan Dollar, taasoo ka caawin doonta dib u habayn kooxdu sheegtay inay ku samaynayaan garoonka Camp Nou.

Waxa kaloo Blaurgana lacagtan uga faa’iidaysan doontaa inay ku maalgeliso akadamiyada La Masia si ay mustaqbalka uga soo baxaan ciyaaryahanno tayo leh oo beddela kuwa hada jooga.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *