Baananka Ganacsiga In La Furo Maxaa Loo Diidan Yahay? W/Q. Cabdiraxmaan Cadami

Muddo hadda laga joogo wax ka yar lixdan maalmood ayay ahayd markii uu xisbiga Kulmiye  u dabaal degay,  ama uu xafalada u qabsaday heshiis aan noociisa oo kale hore loo arag, ama aan loo maqal heshiiskaas

 

oo ku salaysnaa xalintii khilaafaadka xisbiga kulmiye ee marba marka ka danbaysa cirka isku shareeraysay, taas oo ay gudi in muddo ah ku hawlanayd turxaan saarkeeda.

Madaxda xisbiga ee iyaddu xiligaas wax kala jiidanaysay waxaan ugu dambayntii gudidii Madaxweynuhu Magacaabay soo saartay qodobo sida runtii ah ay aniga iyo inta ila argtidda ahiba u arkaayeen kaar jebin oo ahayd mid loo baahnaa.

Hadaba shalay maxuu cadeeyay Xasan Gaafaadhi Muxuuse ka daba yidhi Ismaaciil Aadan Cismaan Ismaaciil Yare iyo in ay  indhuhu arkayeen wixii halkaas ka socday runtii waxaan filayaa In badan ayaynu maqalay golaha guurtidda ayaa ku kala guntaday Xisbi xaakinka iyo asxaabta mucaaridka mudooyinkii hore. Ama waxaynu maqalay golaha wakiladda ayay guurtiddu dhexdhexaadisay hadaba maanta waxaan leeyahay guuratiddu haw diyaar garawddo kala xidh-xidhka xisbiga Kulmiye mar haddii xaaladdu marayso wixii aannu shalay Ku heshiinay waxaba kama jiraan filimaayo inay qoodhii meeshaa joogtay faro isla gafaysee.

Takale qolodda kuliye qudheedda waxa ku dhacay waxaan hawl yarayn oo waxay qaadayaan WARAABAHa YUUBAN IYO DHEXDEENAA YAXAAS KA KACAY mar haddii Ismaaciil Yare yidhi hadaan wax nala siin aniga iyo Xasan Gaafaadhi waxaanu la baxaynaa DALSAN=RAYS bal waynu eegi halka ay ku dambayso xaaladdu aniga oo Marnaba aan meesha ka saarayn baaqa guurtidda.

By. Sacad Cali Kaahin Raamaly Sacad Plucky

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *