Waxaa Ayaan Darro Ah In Shabakada Oodweyne News Maanta Sawirkaygi  Ku Isticmaaleen Qoraal aanaan Shaqo Ku Lahayn oo aan aad uga Xumaaday, kaas oo Cinwaankiisu Yahay ( WAXAAD MOODAA IN XUKUMADA SIILAANYO LOO DHIGAY SIXIR QABIIL)! .

Maanta Waxaan La hadlay Mulkiilaha Shabakada Odweyne News Mr Barkhad Oo Sweden Jooga , Waxaano ii Cadeeyay Inay Ka Meel Dhac Ku Tahay Odweyne Oo Ay Qalad Arintani Ku Dhacday Oo Waliba Shakhsiga Maqaalka Qoray Oo Yahay Nin La Yaqaano Oo Qoraa Ka Ah Oodweyne Oo Ku magac Dheer Sanwaa Cumar Yare , Mr Barkahad Wuxu Iga Raali Galiyay Arintan Oo Wuxu Igu Yidhi Waa Qalad Ay Odweyne Iska Leedahay Oo Si Dag Dag Ah Loo Sixi Doono Maanta Oo Waliba Mr Barkhad Oo Ah Mulkiilaha Odweyne News Isaga Laftiiso Sixi Doono!!!!!!

Waxaa Maanta ii Cadaatay Inay Oodweyne News Si badheedha Ah Inay Sawirkaga oo Audio-ahaa u Isticmaashay danno Kale oo ay Dad Kale Ku Qancinayso. Waayo Maanta Aniga Oo lahadlay oo si fiican o Wada Hadalanay Sababta Ay Ilaa hadda Ay Maqaalki Sawirkayga uga Saari Wayday Waa Maxay ?????

Oodweyne News Waxay Noqotay Meel Been Abuur Iyo Ixtiraam La’an AY Ka Jirto.

Labadi toddobaad Ee Naso Dhaafay Oodweyne Waxay Ka Qortay Been Khilaaf Aan Sal Iyo Baar Lahayna Ay Madaxda Sharafta Leh Ee Ucid Kaga Been Abuurtay , Waana Marki Labaad Ay Xisbiga Ucid Xad Gudub Ku Samayso !!!

Anigu O Ah Godomiyaha Garabka Haweenka Ee Ucid Marwo Samia Muse Waxaan Digniin Culus O Dirya Odweyne News Iyo Mulkiilaha Mr Barkhad Sida Bila Ixtiraamka Ah Ee Ay Sawirkayga Ogu Isticmaaleen Maqaal Ay Ayago Ku Tala Gal O Galiyeen, Waxaanan u Sheegayaa Oodweyne News Inaan Sharciga La Tiigsan Doono,  Waayo Xurmadi Qoraalka Ayaad Meel Kaga Dhacdeen .

Marwo Samia Muse

Godomiyaha Garabka Haweenka Ee Ucid Finland.

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *