Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil Group, Mudane Mxamed Siciid Ducaale, isaga oo ku hadlaya magaciisa, kan Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group iyo dhamaan madaxada iyo hawlwadeennada ee shirkadaha, waxa uu hambalyo kal iyo laab ah u

gaadhsiinayaa dhammaan wakiillada iyo macaamiisha qaayaha badan ee shirkadda, bahda saxaafadda iyo dhammaanba ummadaha Islaamka ah dunida meel kasta oo ay ka joogaanba, isaga oo ku bogaadinaya munaasibadda Ciidal Adha iyo ayaamaha barakaysan ee tobanka ah ee malaayiin Muslin ahi guteen waajibaadka Xajka. Ilaahay camalkooda saalixa ah ha ka aqbalo, intii seegtayna Alle ha solansiiyo oo ha ku simo sannadka sannadkiisa. Aamiin.  Aamiin..

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *