Waa Buug Cusub oo uu Qoray Qoraagga Maxamed Farah Qoti,kaas oo ka hadlaya Dhacdooyin Taariikhi ah oo ku saabsan Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Ibraahin Cigaal,
Buuggaa oo si weyn loo sugayo ayaa la filayaa in maalmaha soo socda qoraagu soo badhigo.
Wixii intaa dheer kala xidhiidh qoraaga Buugga ciwaankanada iyo Telefoonada hoos ku qoran.
E-mail. mfqoti@Gmail.com
Phone Number : 2522-063 4426743