Waxaan is waydiiyey company gan la Magac baxay Pontus Marine Fishing ee Somaliland laga aasaasay xaga uu magaciisu kasoo jeedo
maadaama oonu magaca asalkiusu ahayn Soomaali. Runtii taariikh iyo waxuu magacu huwanyahay hoos ayey ku xusan tahay laakiin waxaa isweydiin leh ma dad ajaanibah oo magaca sita ayaa company ga kujira ama wata oo walwaalaya, hadeyse tasi jirto siduu Noqon doona mustaqbalka Company gu?
Haddayse sidaasu jirto miyaanay meesha ka bixi karin wax Soomaali ku shuqul leh oo aan Companyga meel kale laga register garayn Karin, ama BACDA qarni iyo waxi ka dambeeya aan magaca dartiis taariikh dulumi karin. Anigu anigoon wax ujeedo ah kalahayn runtiina aad ugu farxay wax soosaarka khayraadka badeena ee ajaanibku xadniinka iyo boobka ku hayeen aan helay Company suuro galiya in waxeena la suuqeeyo hadana waxay ila tahay markasta oo talaabo horumar ah laqaado in la’eego sidioo kale talaabadaasi sameynta ay mustaqbalka ku yeelan karto.
Taariikhda magaca oo ah sidan :-
Pontus (Πόντος)
Ancient Region of Anatolia
Traditional rural Pontic house
Location North-eastern Anatolia
Ethnic Groups Pontic Greeks, Laz, Hemşin,Chepni, Turks
Historical capitals Amasya, Neocaesarea,Sinope, Trabzon
Notable rulers Mithradates Eupator
The modern definition of the Pontus: the area claimed for the “Republic of Pontus” after World War I, based on the extent of the six local Greek Orthodox bishoprics.Pontus (/ˈpɒntəs/; Greek: Πόντος, “sea”,[1]Turkish: Pontus) is a historical Greek designation for a region on the southern coast of the Black Sea, located in modern-day northeastern Turkey. The name was applied to the coastal region in antiquity by the Greeks who colonized the area, and derived from the Greek name of the Black Sea: Πόντος Εύξεινος Pontos Euxeinos(“Hospitable Sea”[2]), or simply Pontos. Having originally no specific name, the region east of the river Halys was spoken of as the country εν Πόντοι en Pontôi, “on the [Euxeinos] Pontos”, and hence acquired the name of Pontus, which is first found inXenophon’s Anabasis. The extent of the region varied through the ages, but generally it extended from the borders of Colchis(modern Georgia) until well into Paphlagoniain the west, with varying amounts ofhinterland. Several states and provinces bearing the name of Pontus or variants thereof were established in the region in Hellenistic, Roman and Byzantine times. Pontus is known for the residence of theAmazons, with the name Amasia not only used for a city (Amasya) but for all of Pontus in Greek mythology.
Sociologist Saeed Issa Eleyeh
saeed_isma@live.co.uk