Hargeysa (ANN)Maamulka Huteelka Maansoor ee magaalada Berbera, wuxuu baafinayaa Dahab lagaga tegey Huteelka, kaas oo la raadinayo cidii uu ka lumay. sidaa darteed Maamulka Huteelka maansoor, wuxuu baafinayaa cidii uu ka lumay Dahabkaasi oo lagaga tegey
Huteelka 2010, kaas oo ciddii uu ka lumay maamulka Huteelku ugu baaqayo inay lasoo xidhiidhaan si loo siiyo ciddii sheegata.Hadaba ciddii uu ka maqanyahay Dahabkaasi, waxay maamulka Huteelka kala xidhiidhi karaan Telefoonada hoos ku qoran oo kala ah sidan:-
Tel:00 252-2-4410291
Tel:00 252-2-4410300
Tel: 252-2-4410555