Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Salaadiinta Ka Badbaaday  Daadka Oo Kusii Jeeda Deegaanka Dilalku Ka Dheceen Ee GawsaweyneHargeysa(Araweelo News) Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade iyo Koox Salaadiin iyo Odayaal ah oo ka badbaaday daad

 

xalay qaaday mid ka mid ah gaadiid ay wateen ayaa usii jeeda deegaanka Gawsaweyne ee shalay dilalku ka dhaceen.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Warancade ayaa saaka u sheegay shebekaddaha wararka ee arraweelo.com iyo Arawelonews in ay ka gudbeen dooxayada ay ilaa xalay ku xanibnaayeen, isla markaana weli la layahay raq iyo ruux Suldaan Bare Warsame Shire oo xalay daad ku qaaday dooxa Dacarbudhuq.

Cali Warancade wuxuu intaa ku daray in baadigoobka Raq iyo Ruux Suldaanka la layahay ay uga tageen dadka weli baadigoobaya, balse ay iyagu usii jeedaan deegaanka colaadu ka dhacday shalay.

arraweelo.com@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *