Muqdisho(ANN)R/wasaaraha dawlada Soomaaliya Mr. Saacid ayaa  soo saaray liiska dhamaystirka Golihiisa Wasiirrada, isagoo  magacaabay 5 wasiiru dawle iyo 20 Wasiir ku xigeen, kuwaas oo ka mid noqonaya golihiisa wasiirada oo uu hore u magcaabay. sidaana

waxa maanta shaaciyay Faarax Cabdi xasan  oo ah xoghayaha joogtada ah ee xafiiska R/wasaaraha.
Liiska  Magacyada Wasiiru dowleyaasha iyo Wasiiir ku xigeennada ayaa u dhignaa sidan:-

1-Cabdi Farax  C/qadir  W/dowladaha madaxtooyada

2-Dr  Maxamed  Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada

3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha gudaha

4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir W/Dowlaha Maaliyada

5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada

Magacyada 20ka Wasiir kuxigeen

1-Eng maxamed Aadan Axmed  W/kuxigeenka arrimaha Dibada

2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada

3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha

4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha

5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada

6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada

7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta

8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta

9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada

10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada

11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud

12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika

13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka

14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka

15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.

16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga

17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga

18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga

19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta

20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *