-
Published On: Tue, Dec 4th, 2012

Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada Golaha Deegaanka Burco Kala Saraynta Ururada Iyo Kuraasta Lagu Kala Guulaystay

Smiley face
Share This
Tags

Birco(ANN)  Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada Golaha Deegaanka Burco oo la filayay in lagu dhawaaqo caawa  ayaa dib loo dhigay  kadib markii la dhameeyay tirinta codadka doorashada oo dhacday 28 Nov, 2012

Lama garanayo sababta dib loogu dhigay berito, balse waxa Natiijada Hordhaca ah ee Degmada Burco u qorshaysnayd  inay ku dhawaaqaan komishanku  iyo saamiga urrurada iyo xisbiyadu ka heleen kuraasta degmada Burco ee xarunta gobolka Togdheer oo ah A  ay ahayd sidan:-
1. Kulmiye oo galay kaalinta koowaad ayaa  helay 7 Kursi

2. Wadani oo galay kaalinta labaad ayaa  helay 5 Kursi

3. Rays oo galay kaalinta sadexaad  ayaa helay 4 Kursi

4. Ummadda oo galay kaalinta Afraad  ayaa  helay 3 Kursi

5. Xaqsoor oo  galay kaalinta shanaad ayaa  helay 1 Kursi

6. Ucid oo galay isna kaalinta  shanaad ayaa helay 1 Kursi

7. Dalsan waxba kama uu helin Burco.

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>