Burco(ANN)Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Degmada Burco ayaa si rasmi ah ugu  dhawaaqay  natiijada kuraasta golaha deegaanka Burco, sida loogu kala guulaystay magacyada xildhibaanada soo baxay, tirada codadka ay kala heleen iyo

ururada ay kasoo baxeen.
Natiijada Doorashadii Golaha Deegaanka Burco oo maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay, ayaan waxba ka bedelin natiijada sida loogu kala guulaystay kuraasta oo shalay ay baahisay shebekada Araweelonews.
Liiska  Mgaacyada Xildhibaanada,  tirooyinka ay kala heleen musharixiinta ururadu sida ay u kala guulaysteen iyo  tirada codadka  la kala helay halkan ka akhri.

1)Kulmiye  -42561  Todoba Xildhibaan

2)Wadani -29633    shan xildhibaan

3)Rays      -24685     Afar Xildhibaan

4)Umada 18458       Sadex Xildhibaan

5)Ucid    – 7587         Hal Xildhibaan

6)Xaqsoor -4212           Hal xildhiban

7)Dalsan  waxa uu helay  2135 cod, balse kursi kama helin golaha deegaanka Burco.    

Liiska Magacyada 21 Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Burco, codadka ay kala heleen iyo ururada ay ka kasoo kala jeedaan.

1-Nuux  Maxed Xuseen  –                    5915 –   Kulmiye

2-Ibraahin Jaamac Basaale( Gaboobe 4581  –Kulmiye –

3-C/raxmaan Xasan Nuur  (laki         4360     Kulmiye

4-Mubaarig Yuusuf Cilmi ( Bidhi –  4292        Kulmiye

5-Maxamed Axmed Maxmud (Diigool)3316Kulmiye

6-Axmed Cabdi Dhinbiil                            3195  Kulmiye

7-C/risaaq Maxmuud jaamac  (Aar       2541 Kulmiye

8- Axmed Maxmed Cali  (aFyare            5140 wadani

9-Maxmud Axmed Xasan  (Dhegalaab    4354 wadani

10-C/risaaq Xuseen Obsiiye  (Shiine)   3081  wadani

11-C/kariin Maxmuud C/laahi shire    2720 wadani

12 -Xirsi jaamac Cabdi                           2087 wadani

13-Khadar Nuux Siciid Diiriye              3483 Rays

14-Siciid Axmed Maxmed  Raage      3440 Rays

15- maxmed Yuusuf Cabdi  (Muraad)   2838 Rays

16-Maxmed Aadan Cali   ( Tuurtuur)   2134 Rays

17-C/rashiid Faarax Cali                          5474 Umada

18-Muxmud Xasan Jammac  (Xoday)  4197 Umada

19-Farxaan Cabdi Aw Xirsi                         2364 umada

29-C/axman Xasan Faarax               2178 Ucid

21-Kayse Cabdi Raage                        1479  Xaqsoor

 

Natiijada  Degmada Burco ee shebekada Araweelonews heshay  shalay ee ay  sida hirdhaca ah u baahisay ka akhri halkan.

What’s your Reaction?
+1
1
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *