abdiweligaas dagaalHargeysa(Araweelo News Network)Ilaalada Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ee Somalia Cabdiweli Maxamuud Gaas ayaa tacshiirado rasaas ah is weydaarsaday, waxaana ku nafwaayay laba ka mdi ah

 

Askarta Ilaalida. Kadib markii uu muran dhexmaray xili uu booqasho ku marayay deegaamo ka mid ah Mudug.
Lama ogga sababta dhalisay muranka sababay in ay askarta Cabdiweli gaas is rasaaseeyaan, balse waxa jira warar sheegaya in ay arrintaasi la xidhiidho khilaaf siyaasadeed oo ka taagan Puntland, kaas oo salka ku haya arrimo siyaasadeed.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *