-

Al-Qaida Yemen Oo Weeraro Khasaare Balaadhan Dhaliyay Ka Fulisay Dalkaa

San’a(Araweelo News Network)Al-Qaidada Yemen ee Ansaaru Shareeca, ayaa qaaday weeraro lagu hoobtay oo ka dhacay Dalka Yemen xili xiisado siyaasadeed iyo  More...

by info | Published 6 years ago
Smiley face
By Arraale M. Jaama On Thursday, October 9th, 2014
0 Comments

Guddoomiya Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Qiray In Lacagta Noodhka Sabab U Tahay Qiimaha Doolarka Ee Cirka Qabtay

Hargeysa(Araweelo News Network)Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa  ka hadlaya qiimaha doolarka ee maalmihii  More...

By Arraale M. Jaama On Thursday, October 9th, 2014
0 Comments

Weedhihii U Danyeeyay Ee Siyaad Barre Iyo Sheekadii Dhexmartay Ganacsade Haashi Weheliye Iyo Siyaasiga Qanyare Afrax 1988

S Sanadku markuu ahaa 1988 ayaa sida caadada ahayd goor habeenimo ah oo ku dhaweyd Waaberi ayaa  Siyaad Barre loo keenay cajalad xasaasi ah oo ay ku duubantahay wada hadal Taleefoon ku dhex-marayey Maxamed Qanyare More...

By Arraale M. Jaama On Thursday, October 9th, 2014
0 Comments

Maayarka Caasimadda Oo Baaq U Jeediyay Bulshada Kana Hadlay Hawlagalo Lagu Haggaajinayo Bilicda

Hargeysa(Araweelo News Network)Maayarka Caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco), ayaa ugu baaqay dadweynaha magaalada Hargeysa inay  More...

By info On Wednesday, October 8th, 2014
0 Comments

Noocyada Heshiisyada Caalamiga Ah Ee Shidaalka Iyo Dhibaatooyinka Ka Dhalankara Qaabka Xukuumadda Siilaanyo U Maamushay Heshiisyada Qarsoon Ee Khayraadka Dalka: Qaybtii Labaad

Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaaysha sharci dejintu u diyaarin ilaa hadda xeerka Maalgashiga dalka, ama xeerka maaulka Khayraadka Dalka,  More...

By info On Wednesday, October 8th, 2014
0 Comments

Eng. Xaashi Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Oo Farta Ku Fiiqay Dhaliilo Xukuumadda Madaweyne Siilaanyo Hadheeyay Iyo Nolosha Bulshada Oo U Qaybsantay Dabaqado

Hargeysa(Araweelo News Network) Wasiirkii hore ee maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay caddaalad-daro uu sheegay in  More...

By info On Tuesday, October 7th, 2014
0 Comments

Madaxweynaha Kenya Oo Ka Xaadiray Maxkamadda Denbiyada Dagaalka

Nairobi(Araweelo News Network) Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka xaadiray Maxkamadda denbiyada Dagaalka ee ICC. Kadib markii lagu eedeeyay in uu galay denbiyo dagaal doorashooyinkii dalkaa  More...

By info On Tuesday, October 7th, 2014
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Markab Kuwa Dagaalka Ah Ee Britain Kula Kulmay Masuuliyiin Ka Socday Dawlada Ingiriiska

Berbera(Araweelo News Network)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa duleedka Magaalada xeebta ah ee Berbera kula kulmay Saraakiil ka socotay Dawlada Britain oo ku sugnaa  More...

By info On Tuesday, October 7th, 2014
0 Comments

Madaxweynaha Kililka Soomaalida Ethiopia Cabdi Iiley Oo Cagta Mariyay Xubnihii Mucaaradka Ku Ahaa

Jig-jiga(Araweelo News Network)Madaxweynaha Kililka Shanaad ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ee xaruntiisu tahay Jig-jiga, ayaa meel iska dhigay  More...

By info On Monday, October 6th, 2014
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Golaha Wakiilada U Gudbiyay Liiska Xubnaha Gudida Doorashooyinka

Hargeysa(Araweelo News Network) Madaxweyne Siilaanyo, ayaa golaha wakiilada Somaliland u gudbiyay Liiska xubnaha cusub ee Gudida Doorashooyinka  More...