-

Cudurka EBOLA Oo U Tahriibay Qaaraddaha Yurub Ameerika Iyo Australia Kadib Kumaan Qof Oo Ku Dhintay Dallka Galbeedka Afrika. Warbixin

Warbixin: By. Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human rights Activist.   Hargeysa(Araweelo News Network) Cudurka Ebola oo dhawrkii bilood u danbeeyay dhibaato ku hayay dalalka Galbeedka Afrika, isla markaana sababay  More...

by info | Published 6 years ago
Smiley face
By Arraale M. Jaama On Friday, October 10th, 2014
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sharaxaad Kooban Ka Bixiyay Safar Uu Ugu Baxay Dalka Britain

Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golohiisa wasiiradda, ayaa maanta ka duulay dhabaha Diyaaradaha ee Egal International Airport More...

By info On Friday, October 10th, 2014
0 Comments

Xubinta Komishanka Ee Muranku Ka Taagnaa Oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Golaha Wakiiladda Somaliland

Hargeysa(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somalialnd Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa u gudbiyay golaha wakiiladda Somaliland xubinta Komishanka Doorashooyinka ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, taas oo More...

By info On Friday, October 10th, 2014
0 Comments

Masuul Laga Qaaday Xilka Iyo Guddoomiye Loo Magcaabay Buuhoodle

Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Somaliland, ayaa xilkii uu hayay ka qaaday masuul ka tirsan Xukuumaddiisa, isagoo dhinaca kalena masuul cusub u magcaabay Gobolka Buuhoodle.  More...

By info On Thursday, October 9th, 2014
0 Comments

Al-Qaida Yemen Oo Weeraro Khasaare Balaadhan Dhaliyay Ka Fulisay Dalkaa

San’a(Araweelo News Network)Al-Qaidada Yemen ee Ansaaru Shareeca, ayaa qaaday weeraro lagu hoobtay oo ka dhacay Dalka Yemen xili xiisado siyaasadeed iyo  More...

By Arraale M. Jaama On Thursday, October 9th, 2014
0 Comments

Guddoomiya Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Qiray In Lacagta Noodhka Sabab U Tahay Qiimaha Doolarka Ee Cirka Qabtay

Hargeysa(Araweelo News Network)Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa  ka hadlaya qiimaha doolarka ee maalmihii  More...

By Arraale M. Jaama On Thursday, October 9th, 2014
0 Comments

Maayarka Caasimadda Oo Baaq U Jeediyay Bulshada Kana Hadlay Hawlagalo Lagu Haggaajinayo Bilicda

Hargeysa(Araweelo News Network)Maayarka Caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco), ayaa ugu baaqay dadweynaha magaalada Hargeysa inay  More...

By info On Wednesday, October 8th, 2014
0 Comments

Noocyada Heshiisyada Caalamiga Ah Ee Shidaalka Iyo Dhibaatooyinka Ka Dhalankara Qaabka Xukuumadda Siilaanyo U Maamushay Heshiisyada Qarsoon Ee Khayraadka Dalka: Qaybtii Labaad

Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaaysha sharci dejintu u diyaarin ilaa hadda xeerka Maalgashiga dalka, ama xeerka maaulka Khayraadka Dalka,  More...

By info On Wednesday, October 8th, 2014
0 Comments

Eng. Xaashi Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Oo Farta Ku Fiiqay Dhaliilo Xukuumadda Madaweyne Siilaanyo Hadheeyay Iyo Nolosha Bulshada Oo U Qaybsantay Dabaqado

Hargeysa(Araweelo News Network) Wasiirkii hore ee maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay caddaalad-daro uu sheegay in  More...

By info On Tuesday, October 7th, 2014
0 Comments

Madaxweynaha Kenya Oo Ka Xaadiray Maxkamadda Denbiyada Dagaalka

Nairobi(Araweelo News Network) Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka xaadiray Maxkamadda denbiyada Dagaalka ee ICC. Kadib markii lagu eedeeyay in uu galay denbiyo dagaal doorashooyinkii dalkaa  More...