Smiley faceSmiley faceSmiley faceSmiley faceSmiley faceSmiley face
Smiley face
By Arraale M. Jaama On Friday, February 7th, 2020
0 Comments

#China: Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Oo Ka Magan-galay Masaajidada

Madaxweynaha China wuxuu muslimiinta masaajidka uu ku booqday ka codsaday inay u duceeyaan oo u baryaan Ilaaha Qaadirka ah inuu karbaashka ka qaado Shiinaha.  More...

By Arraale M. Jaama On Sunday, October 12th, 2014
0 Comments

Firxadka Cudurka EBOLA Oo Markii U Horaysay Lagu Arkay Ethiopia

Addi s-ababa(ANN) Firxadka Cudurka Ebola, ayaa markii u horaysay lagu arkay Dalka Ethiopia. Kadib markii qof aan magaciisa la shaacin oo ah Dublamaasi u dhashay  More...

By Arraale M. Jaama On Sunday, October 12th, 2014
0 Comments

Culumada Ceergaabo Oo Ku Yaboohay Haweeney Xiskeedu Dhiman yahay Oo Lagu Hayo Ceerigaabo

Ceerigaabo(ANN) Haweeney xiskeeda xagga maskaxda dhiman yahay ayaa muddooyinkan ugu danbeeyey lagu hayey magaalada Ceerigaabo kaddib markii laga qabtay iyadoo lugaynaysa degaannada soolasha  More...

By Arraale M. Jaama On Sunday, October 12th, 2014
0 Comments

Xisbiga Kulmiye: Jawaabta Waxa Iska Beddelay Murrashaxnimada Siilaanyo

Hargeysa(Arweelo News Network)Xisbiga muxaafidka ee KULMIYE, ayaa jawaab ka biuxiyay Murrashaxnimada Madaxweyne Siilaanyo ee doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo sanadka 2015 ee fooda inagu soo  More...

By info On Saturday, October 11th, 2014
0 Comments

Daawo Muuqaalka Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdigiisa Oo Lagu Soo Dhoweeyay London

London(Araweelo News Network)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo wefdi oo uu hogaaminayo oo ka degay Cariga Dalka Britain, ayaa si weyn  More...

By Arraale M. Jaama On Saturday, October 11th, 2014
0 Comments

Al-shabaab Oo Weerar Dab-xidh Ah Ku Qaaday Diyaarad Siday Madaxweynaha Somalia

Baraawe(Araweelo News Network) Dagaalyahanka Al-shabaab, ayaa weerar dab-xidh ah oo dhinaca Cirka ah ku qaaday Diyaarad siday  More...

By Arraale M. Jaama On Saturday, October 11th, 2014
0 Comments

Heshiisyada Caalamiga Ah Ee Shidaalka Iyo Calaamatu Su’aal Saaran Qaabka Xukuumadda Somaliland U Maamushay Khayraadka Dalka.Q.3aad

Heshiisyada Caalamiga Ah Ee Shidaalka Iyo Calaamatu Su’aal Saaran Qaabka Xukuumadda Somaliland U Maamushay Khayraadka Dalka.Q.3aad Sidoo kale waxa muran ka taagan yahay qaabka heshiiskaa loogu qoondeeyay More...

By Arraale M. Jaama On Saturday, October 11th, 2014
0 Comments

Boqolaal Qof Oo Baadidoon Qaatay Lix Caanamaal Kadib Ku Guulaystay In Ay Helaan Maydka Nin Daad Ku Qaaday Dacar-budhuq

Hargeysa(Araweelo News Network) Boqolaal qof Lix caanamaal baadidoonayay Maydka Marxuum Nuux Imaaciil Samatar, Kadib markii Daad ka qaaday  More...

By info On Friday, October 10th, 2014
0 Comments

Cudurka EBOLA Oo U Tahriibay Qaaraddaha Yurub Ameerika Iyo Australia Kadib Kumaan Qof Oo Ku Dhintay Dallka Galbeedka Afrika. Warbixin

Warbixin: By. Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human rights Activist.   Hargeysa(Araweelo News Network) Cudurka Ebola oo dhawrkii bilood u danbeeyay dhibaato ku hayay dalalka Galbeedka Afrika, isla markaana More...