Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu Farax Meherka Omar Abdilahi Hassan iyo Hamda Ahmed AliGacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu Farax Meherka Omar Abdilahi Hassan iyo Hamda Ahmed Ali

Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu Farax Meherka Omar Abdilahi Hassan iyo Hamda Ahmed Ali Hooyo Maryan Axmed Qooblow,   C/qaadir Cali Caamir, Mustafe Cali Caamir,  Maxamed Cali Caamir (Maadhiin),  Axmed Cali Caamir, C/wahaab

 

Cali  Caamir, Xasan Cali Caamir, Deeqa Cali Caamir, Nimco Cali Caamir iyo seygeeda. Iyo dhamaan Reer Cali Caamir (Ilma Tayuub), waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin u dirayaan Arooska  Maxamuud Cali Caamir Iyo Nuura Faarax Ismaaciil Oo Aqal galkoodu   ka dhacay 16 July Hutel Maansoor  ee Magaalada Hargeysa. waxayna illaahay uga baryayaan inay ubad khayr qaba kala helaan  bash-bash iyo barwaaqo  Alif Mabruuk Aamiin……… Aamiin….. Aamiin

 

Sidoo Kale Tafaftiraha shebekadda Araweelonews Carraale M jama, weriyayaasha iyo dhamaan shebekada araweelonews, waxay hanbalyo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan Arooska  Maxamuud Cali Caamir Iyo Nuura Faarax Ismaaciil  Oo Aqal galkoodu    ka dhacay 16 July Hutel Guled ee Magaalada Hargeysa. waxayna illaahay uga baryayaan inay ubad khayr qaba kala helaan  bash-bash iyo barwaaqo  Alif Mabruuk Aamiin……… Aamiin….. Aamiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *