Hanbalyo  Meher Wacan Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyadda SomalilandAabo Ismaaciil Jaamac Cali iyo Hooyo Aamina Jaamac Axmed, Khadar Ismaaciil Jaamac iyo Xaaskiisa, C/risaaq Ismaaciil Jaamac iyo Xaaskiisa, Faadumo Ismaaciil Jaamac, Siciid Ismaaciil Jaamac, Yuusuf Ismaaciil Jaamac, Xasan Ismaaciil Jaamac, Xuseen Ismaaciil Jaamac, Nuura Ismaaciil

Jaamac, Maxamed Ismaaciil Jaamac, Muuna Ismaaciil Jaamac, Maxamed Yaasiin Maxamuud, Maxamed Aadan Jaamac, Hoodo C/llaahi Faarax,  Khadan Jaamac Cali.
Dhamaan dadkaas oo kala jooga dalka Somaliland iyo debediisa, waxay Hanbalyo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan Meherka C/llaahi C/raxmaan Xaaji Cismaan iyo Saynab Ismaaciil Jaamac oo meherkoodu ka dhacay 15/1/2012 Huteelka Safaari ee Magaalada hargeysa, waxayna leeyihiin aqalgalkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, wiil iyo caano, nabad iyo caano  Alif mabruuk.Aamiin Aamiin Aamiin
Hanbalyo Meher Wacan
Muna Ismaaciil Cabdi, Madiina Ismaaciil Cabdi, Muntaas  Ismaaciil Cabdi, Mubaarik Ismaaciil Cabdi, Mako Ismaaciil Cabdi, Maryan Ismaaciil Cabdi, Isli Ibraahim iyo caruurteeda oo kala ah, Hoodo Xuseen Saalax, Maxamed Xuseen Saalax, Jaamac Xuseen Saalax, Barwaaqo Xuseen Saalax, Safiya Xuseen Saalax,  Saynab Xuseen Saalax iyo C/kariim Xuseen Saalax.
Dhamaan dadkaas oo kala jooga dalka Somaliland iyo debediisa, waxay Hanbalyo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan Meherka C/llaahi C/raxmaan Xaaji Cismaan iyo Saynab Ismaaciil Jaamac oo meherkoodu ka dhacay 15/1/2012 Huteelka Safaari ee Magaalada hargeysa, waxayna leeyihiin aqalgalkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, wiil iyo caano, nabad iyo caano  Alif mabruuk.Aamiin Aamiin Aamiin
Sidoo Kale Tafaftiraha Shebekada Araweelonews Arraale M. jama iyo dhamaan weriyayaasha iyo hawlwadeenada Araweelonews, waxay Hanbalyo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan Meherka C/llaahi C/raxmaan Xaaji Cismaan iyo Saynab Ismaaciil Jaamac oo meherkoodu ka dhacay 15/1/2012 Huteelka Safaari ee Magaalada hargeysa, waxayna leeyihiin aqalgalkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo, wiil iyo caano, nabad iyo caano  Alif mabruuk. Aamiin Aamiin Aamiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *