Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu Farax Meherka Omar Abdilahi Hassan iyo Hamda Ahmed AliGacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu Farax Meherka Omar Abdilahi Hassan iyo Hamda Ahmed Ali

 

TGacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu Farax Meherka Omar Abdilahi Hassan iyo Hamda Ahmed Ali afaftiraha shebekadda Araweelonews Carraale M jama, weriyayaasha iyo dhamaan shebekada araweelonews, waxay hanbalyo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan Arooska  Cali Jamac Maxamed (Cali Dheere) iyo Farax Ismaaciil Cabdullaahi oo Oo 013/07/2011 Aqalgalkoodu

ka dhacay hudheelka Crown  ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin ubad khayr qaba bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin  Aamiin Aamiin…

Kayse Axmed Digaale, Dr. Cabdijibbaar Maxamed Cabdi Siciid, Xuseen Cabdillaahi Xuseen (Girgire), Maxamed Huriye (Shiikh Nuuraani), Bashiir Ibraahim (Universal), Cabdi Cali Dhagaweyne, Maxamuud Salaan Faroole, Xasan Xuseen Faarax Siciid Xaaji Axmed Qulunbe, Dayr Maxmed Cilmi, Siciid Cige (Carro-baydhay), Hamse Kayse, Cismaan Abokor Ducaale, Cabdi Cabdillaahi Dhoodi, Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Togdheer Cabdi Daahir Laliye, Guuleed Daahir Samatar. Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska

Cali Jaamac Maxamed (Cali Dheere)

& Farax Ismaaciil Cabdillaahi

Oo 13/07/2011 Aqalgalkoodu  ka dhacay hudheelka Crown  ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay arooskiina haydinka aqbalo Ubad Khayrqaba oo dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa anfaca haydin kala siiyo Aamiin….

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Xasan Cumar Hoori,

Guddoomiyaha Media Monitoring  Group Mustafe Sacad Dhinbiil,Guddoomiyaha Wargeyska Jamhuuriya ,Xasan Siciid Yuusuf, Tifaftiraha The Republican Xuseen Cali Nuur, Tifaftiraha Jamhuuriya ee London Cabdixakiin Maxamed Sheekh, Tifaftiraha Wargeyska Jamhuuriya [Somaliland] Maxamed Cumar Cabdi [Cirro], Guddoomiyaha guud ee Wargeyska Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac [Xuuto], Tifaftiraha Wargeyska Dawan Cumar Maxamed Faatax , Guddoomiyaha Wargeyska Dawan Maxamed Cismaan Mirre [Sayid], Guddoomiyaha Wargeyska Hargeysa Star Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare,  Mustafe Cabdi Maxamed [Jannaale], Hanna Cumar Yuusuf [Qoormadoobe], Khadar Maxamed Cakule, Keyse Faarax Yuusuf, Cabdiqani Xuseen Baynax, Khadar Cabdilaahi Maxamed, Xasan Maxamed Yuusuf, M.M.Kastan, Sahra Ciidle Nuur, Nimco Samriye, Najax Aadan Cunaaye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Cabdiqaadir Maxamed Ciid [Baay], Siciid Cawil Axmed Xajiin, Cabdi Xasan Cabdi, Maxamed Saleebaan Cumar, Mustafe Sheekh Cumar , Axmed Maxamed Cabdilaahi [Barre], Shiine Cilmi Kaahin, Mahad Aw Kadleeye, Faysal Maxamed Xasan, Rashiid Cali Sheekh, Kayse Daahir Muxumed.Xaashi Xasan Uurdoox, Najiib M. Axmed iyo Faysal Daahir Camuud.

Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska

Cali Jaamac Maxamed (Cali Dheere)

& Farax Ismaaciil Cabdillaahi

Oo 13/07/2011 Arooskoodu  ka dhacay hudheelka Crown  ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay Ubad Khayrqaba haydin kala siiyo bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin….

 

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *