-
Published On: Fri, Feb 8th, 2013

Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar

Smiley face
Share This
Tags

Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac,

weriye Cali Jaamac Maxamed (Cali-dheere), Rashiid Cali Sheekh, Xaashi Xasan Uurdoox, Cabdirisaaq Xaamud Caydiid, Khadar Aadan Cabdillaahi (Raambo), Siciid Xuseen Yuusuf, Siciid Axmed Sheekh-cabdi,
Dhammaan hawlwadeennada saxaafadda iyo asxaabta kor ku qorani waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska

Cabdiwahaab Cali Jaamac
iyo
Nimco Axmed Askar (Dahabo)

oo arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 04/Febraury 2013.
Noqda reerkii lagu nastee, lagu nagaadee, wada jiree nabadgala
Aamiin Aamiin

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>