Hanbalyo Dhalasho Maxamed Citiraaf Iyo Marwadiisa Hodon Axmed Cali Oo Wiil Ugu Dhashay  HargeysaAabbo Faarax Cilmi Cali, Cumar Faarax Cilmi, Khaalid Faarax Cilmi, Miski Faarax Cilmi, Muniira Faarax Cilmi, Maxamuud Faarax Cilmi, Marwa Faarax Cilmi, Idhadeeq Rooble Maykal, Mustafe Rooble Maykal, Mahdi Rooble Maykal, Mukhtaar Rooble Maykal, Suhuur Axmed Xasan,

Shugri Cabdillaahi Axmed, Faadumo Saalax Yuusuf, Kawsar Xasan Aadan, Saynab Aadan Maxamed, Saynab Axmed Idiris, Raxma Axmed Idiris, Cali Aadan Tarabi, Subeer Xuseen Aadan, Maxamed Maxamuud Aadan, Bashiir Maxamed Siciid iyo Mustafe Rooble Maykal. Dhammaad dadkaasi waxay hambalyo iyo boggaadin u dirayaan Meherka:

Khayre Aadan Mire

& Muna Faarax Cilmi

Oo 12/04/2012 Meherkoodu ka dhacay cariga Ingiriiska, gaar ahaan magaalada London, waxaanay Ilaahay uga baryayaan inay aqalqalkooda bash bash iyo barwaaqo ku gadhaan. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…

MEHER WACAN

Hooyo Aamina Idiris Xirsi, Sahra Isxal iyo carruurteeda, Safiya Isxal iyio carruurteeda, Caasha Isxal iyo Carruurteeda, Maxamed Isxal, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Mustafe Isxal, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Siciid Isxal iyo Xaaskiisa, Hooyo Canab Dirir Obsiiye, Hooyo Cibaado Qaasim Camir, Faadumo Xaaji Ibraahim Cali iyo Carruurteeda, Faadumo Cilmi Cali iyo Carruurteeda, Samsam Cilmi Cali iyo Carruurteeda, Saafi Cilmi iyo Carruurteeda, Aamina Cilmi iyo carruurteeda, Sahra Cilmi iyo Carruurteeda, Xaawa Cilmi iyo Carruurteeda, Faadumo Xuseen iyo Carruurteeda. Dhammaad dadkaasi waxay hambalyo iyo boggaadin u dirayaan meherka

Khayre Aadan Mire

& Muna Faarax Cilmi

Oo 12/04/2012 meherkoodu ka dhacay cariga Ingiriiska, gaar ahaan magaalada London, waxaanay Ilaahay uga baryayaan inay aqalqalkooda bash bash iyo barwaaqo ku gadhaan. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *