Hargeysa(ANN) Mujaahidad  Yurub Cabdi Abiib oo ka mid ah 25-ka murashax ee Ururka XAQSOOR u sharaxay Golaha deegaanka caasimada Hargeysa, ayaa   sheegtay inay dedaal u geli doonto sidii loo horumarin lahaa adeegyada bulshadda ee caasimadda  haddii ay

 

 

ku soo baxdo xubinimadda golaha deegaanka Hargeysa.
Haweenaydan oo ka mid ah haweenka doorashada golayaasha deegaanka ee Somaliland ka sharaxan gobolada dalka, isla markaana ka mid ahayd haween fara ku tiris ah oo xiliggii halganka hubaysan ee uu hormoodka u ahaa Ururkii SNM kaalin weyn kasoo qaadatay, iyadoo ka mid ahayd mujaahidiinta SNM ee safka hore, waxay si weyn uga dhex muuqataa Ololaha musharixiinta golaha deegaanka ee Caasimada Hargeysa.

Muj. Yurub oo ka hadlaysay fagaare ay maalintii shalay isugu soo baxeen kumanaan ka mid ah Taageerayaasheeda Ururka Xaqsoor, waxay ugu baaqday  taageereyaasheeda  inay ururka XAQSOOR codkooda u hibeeyaan maalinta loo dareerayo codbixinta doorashada deegaanka oo la filayo inay dalka ka qabsoonto 28-ka bishan November.

https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/u/0/?ui=2&ik=b5a3133d3f&view=att&th=13b0dda1932b4553&attid=0.1&disp=inline&safe=1&zw&saduie=AG9B_P-gFL7Z89OuvP9PKOmox24P&sadet=1353180248326&sads=u2dmYzm1FZhJc968t5LBy4_NRSY&sadssc=1

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *