Midawga Yurub Oo Masuuliyiinta Somalia Ku Tilmaamay  Kuwo Ka Beensheegaya Mashaariicda Ay Ka Wadaan Somalia Oo Aan Waxba Lagu Aamini KarinBruezalles( Arraweelo News Network) Midawga Yurub ayaa waxaba kama jiraan ka dhigay dhawaaq kasoo yeedhay Masuuliyiinta dawlada Somalia ee Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo

sheegay in aanay waxaba kasoo gaadhin deeq Somalia loo qorsheeyay dhaqaalaha ee New Deal.
Hase yeeshee Sarkaal u hadlay Midawga Yurub oo lagu magcaabo Andris Piebalgs oo ah madaxa Horumarinta EU ayaa sheegay in ay Masuuliyiinta dawlada Somalia ka beensheegayaan howsha ay ka wadaan Soomaaliya.

Halkan Riix Ka Akhriso Warbixintaa oo dhamaystiran.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *