Mid Ka Mid Ah Iimaamyada Magaalada Hargeysa Oo Si Weyn Uga Qayliyay Dugsi Waxbarasho Oo Hoy U Noqday Sinada Iyo FawaaxishkaHargeysa(Araweelo News Network) Sheekh Axmed Aadan oo ka mid ah Iimaamyada Masaajida magaalada Hargeysa ayaa si weyn uga qayliyay Dusgsi Waxbarasho oo ku yaal duleedka

 

Masjidka uu Iimaamka ka yahay oo uu sheegay inuu hoy u nqoday sinida iyo fawaaxishka.

Sheekh Axmed Aadan oo Iimaam ka ah Masjid  ku yaal duleedka Dugsiga Hoose /dhexe ee Sheekh Cali Ibraahin (ex Biyo-dhacayga sare) ee xaafada Idaacadda ee Magaalada Hargeysa ayaa si weyn uga qayliyay falal uu sheegay inay yihiin kuwo fawaaxish ah oo hoy u noqday dugsigaa, kuwaas oo uu sheegay in ay khatar geliyeen dadkii doonayay inay ku cibaadaystaan Masjidkaa.

Sheekh Axmed Aadan oo arrimahaa iyo mushilado badan oo kale ka hadlaya Halkan ka Daawo Riix.

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *