Ma dhabaa inay isku biirayaan labada Xisbi Mucaarad ee ka jira  Somaliland UCID iyo WADDNI ee ay kala hogaaminayaan Jamaal Cali Xuseen Iyo C/Raxmaan Cirro,markii ay loodin kari waayeen

 

Xukumadda Horumarka iyo Dib u dhiska dalka ee uu hormoodka ka yahay Madaxwayne (Siilaanyo)kuwaas oo sida ay warar xogogaali, sheegayaan ay isku daba karayaan qoladda la magaca baxday Golaha Wada Tashiga iyo toosin qalalaasa danyarta,ee ay madaxda ka yihiin Mujaahidiin waawayn oo magac iyo maamuus ku lahaan jiray wadanka Somaliland ise hadda u muuqda kuwo siqiiray.

Sidoo kale waxa iyan suuqa jirta hadal haynta isku birsta labadan xisbi oo aan wali ku heshiin sidii ay u kala qaadan lahaayeen kuraasta iyo waliba midka noqonaya Musharaxa Madaxwaynaha.

Kadib markii ay xusbiyadaasi is bahaystay ay wax goddoloolo u waayeen Xukumadda tisqaaday ee uu hogaaminaayo ruug cadaaga wayn Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaayo), Isla markaana  ay dhinaca weerarka iyo wax soo saarka uga ciyaaraan wasiiradda halyeyada ah,sida wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Maxamed Nuux Yoonis,wasiirka qorshayta qaranka Mudane Sacad Cali Shire,wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi X.Cali Xasan,wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Waran Cade.

Maxamed Jaamac

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *