Hargeysa(ANN)Golaha Wasiiradda Somaliland, ayaa Fadhigoodii ay ku yeesheen maanta Qasriga Madaxtooyadda ku meel mariyay miisaaniyad sanadeedka 2012, taas oo ka baddan miisaaniyadii kal hore 2011. Kulanka golaha wasiiradda ee lagu ansixiya Odoroska miisaaniyada, waxa
gudoominayay Madaxweyne xigeenka Somaliland, isla markaana ah ku simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici). Sidaana  waxa lagu sheegay war-saxaafadeed maanta ka soo baxay madaxtooyadda Somaliland oo u dhignayd sidan:-
“Fadhigii maanta (27/02/2012) ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay Qasriga Maxadtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Gudoominaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Waxa lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2012 oo Dhan 639,369,240,470 taas oo 23.19% ka badan tii sannadkii Hore ee 2011.” Ayaa lagu yidhi qoraalka.
Araweelonews Mobile
Somaliland Office    
E-mail; Info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com   
shalcaw2@hotmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *