kulankasafirka iyo madaxweynahaHargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay

 

maanta Safiirka Dawlada Britain u qaabilsan Dalka Kenya ee fadhigiisu yahay Nairobi Mr. Neil Wigan.

Kulankaa oo ka dhacay qasriga Madaxtooyada, waxa Madaxweyne Siilaanyo ku wheliyay Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Madaxtooyadda iyo xubno kale.

Halkan ka dhegeyso warbixin ku saabsan waxyaabaha ay Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Britain ee Nairobi ka wada hadleen Riix Halkan

http://arraweelo.com/wp-content/uploads/2014/10/Codka-kulanka-madaxweynaha-iyo-Safiirka.mp3

Araweelo News Network
Somaliland Office
info@araweelonews.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *