shirweynahakulmiye1Hargeysa(Araweelo News Network)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa digniin u jeediyay maamul goboleedka Puntland oo uu tilmaamay inuu hanjabaado aan

shirweynahakulmiye4

ficil lahayn ku hayo Somaliland.

Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi oo khudbad dheer ka jeediyay furitaanka shirweynaha Sadexaad ee Xisbiga Kulmiye oo maanta ka furmay Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa, waxa uu ka hadlay ujeedooyinka loo aasaasay xisbiga Kulmiye, waxyaabaha ay qabatay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee kasoo jeeda xisbul xaakimka mudadii dhawrka sadexda samnadood ahayd ee ay talada haysay.
shirweynahakulmiye1Sidoo kale Gudoomiyaha Kulmiye waxa uu khudbadiisa ku sheegay ujeedooyinkii laga lahaa halgankii dalka loo soo maray iyo dhibaatooyinkii iyo xasuuqii Taliskii Maxamed Siyaad Bare u geystay shacbiga Somaliland.

Halkan ka dhegeyso khudbada Gudoomiye Muuse Biixi Riix.

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *