Al-shabaab Oo Sheegatay Qarax Lala Beegsaday Meel Aan Ka Fogayn Dhismaha Xarunta Sirdoonka SomaliaMuqdisho(Araweelo News Network)Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay qarax maanta lala beegsaday huteel u dhow xarunta sirdoonka ee dawlada Somalia ee Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen

 

ugu yaraan 12 qof oo isugu jira ciidamada amaanka iyo dad shacab ah oo ku sugnaa goobta qaraxu ka dhacay, kaas oo sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ahaa.

Wararka qaar ayaa sheegaya in khasaaruhu intaa ka badanyahay, wuxuuna weerarka qaraxani kusoo beegmay xili dowladda Soomaaliya ay wado abaabul la doonayo in dagaal lagu qaado Al-shabaab.
Sidoo kale qaraxa ayaa dhacay Todobaad ka dib markii qarax iyo weerar lagu qaaday Madaxtooyadda Villa Somalia oo xarun u ah dawlada Somalia, kaas oo ay xukuumadda Xasan sheegtay in ay u saartay guddi wasiiro ah oo soo baadhaya qaraxaa.

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *