Goormaynu Ka Gudbaynaa Hebel Ha U Jawaabo Hebel? Faallada Wargeyska Hubaal
Xukuumadihii u kala dembeeyey hoggaaminta Jamhuuriyadda Somaliland, marka laga reebo Cahdiyadii Marxuum ee Cabdiraxmaan Axmad Cali [1991 – 1993kii] iyo Maxamad Xaaji Ibraahin Cigaal [1993 – 2002], ayaa labadii Xukuumaddood…