Date archive forJune, 2012
By info On Saturday, June 30th, 2012
0 Comments

Dekedda Berbera Oo Lagu Wareejiyay Dawlada Imaraadka Carabka

Dubi(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa heshiis dhinaca ganacsiga ah la gashay Dekedda Caalamiga ah ee Jebel Ali  ee Dalka Imaraadka Carabta. Kadib markii wefdi balaadhan oo uu hogaaminayo  Madaxweynaha Somaliland More...

By info On Saturday, June 30th, 2012
0 Comments

Madaxweynaha Somaliland Oo Hoteelka Uu Deganyahay Ee Magaalada Dubai Ku Qaabilay Hogaamiyaha Kooxda SSC

Dubai(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan kula  yeeshay  maanta Huteelka uu deganyahay ee Salaama Hotel oo  ku yaal magaaladda Dubia, Hogaamiyaha Kooxda Nabadiidka Buuhoodle More...

By info On Saturday, June 30th, 2012
0 Comments

Shabeel Koox Dhalinyaro Ah Ku Weeraray Duleedka Dilla Ee Gobolka Awdal

Dilla(ANN)Koox Dhlinyaro ah, ayaa Shabeel  ku weeraray Duleedka Degmadda Dilla oo ka tirsan Gobolka Awdal , wuxuuna dhaawac gaadhsiiyay Wiil yar oo  More...

By info On Friday, June 29th, 2012
0 Comments

Orgi Yar Oo Dhawr Todobaad Ku Xidhan Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa

Hargeysa(ANN) Orgi yar oo lasoo xaday, ayaa in muda ah ku jiray Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargeysa. Kadib markii Nin Tuug  ah oo soo xaday Orgigaa  ay sii daayeen Ciidanka Boolisku. Sarkaaal ka tirsan Booliska, More...

By info On Friday, June 29th, 2012
0 Comments

Dawlada Imaraadka Oo Shaacisay In Saxeexa Baaqii Dubai Uu Cadayn U Yahay Midnimada Umadda Soomaaliyeed

DUBAI(ANN)Dawlada Imaraadka carabta ee (UAE), ayaa sheegtay in hogaamiyayaasha qaybaha Soomaalida ee dalkeeda ku kulmay 28 Jun 2012, saxeexeen baaq ay ku cadaynayaan midnimada Ummada Soomaaliyeed. sidaana waxa lagu More...

By info On Thursday, June 28th, 2012
0 Comments

UAE facilitates Somali reconciliation declaration signing

DUBAI(ANN)The president of Somalia’s transitional federal government Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and the president of the Republic of Somaliland Ahmed Mohamed Silaanyo have signed a reconciliation declaration More...

By info On Thursday, June 28th, 2012
0 Comments

Somaliland justice falters on the case of Boqor Osman Buurmadow, By Bashir Goth

Boqor Osman Aw Mahmoud, Buurmadow, is languishing in jail for the fourth month in a case that exposed the faltering and inept system of Somaliland justice. In four months, the government prosecutor could not build More...

By info On Thursday, June 28th, 2012
0 Comments

Xisbiga Kumliye Oo Taageeradii Ugu Balaadhnayd Kusoo Dhaweeyey Musharax U Tartamaya Doorashada Golayaasha Deegaanka

Hargeysa (ANN) Xaflad balaadhan oo lagu maamuusayey murraxshimada Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid  oo xisbiga tallada haya ee KULMIYE uga qaybgelaya tartanka doorashada golaha degaanka caasimadda Hargeysa, ayaa lagu More...

By info On Thursday, June 28th, 2012
0 Comments

Labada Madaxweyne Ee Somaliland Iyo Somalia Oo Wadajir Usoo Saaray Go’aan Loogu Magacdaray Dubia Statement

Dubai(ANN) Labada Madaxweyne ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud (Siilaanyo) iyo Somalia Sh. Shariif Sheekh Axmed, ayaa wada jir usoo saaray maanta Go’aan ay wadajir u saxeexeen oo kasoo baxay magaalada Dubai, More...

By info On Wednesday, June 27th, 2012
0 Comments

Xaalladda Xabsiga Gebilay Oo Laga Dayriyay, Duruufaha Haweenka Ku Jira, Nollosha Ay Ku Noolyihiin Iyo Dhaqamada Yaabaka Leh Ee Haweenka Maamula

Gebilay(ANN) Xaalladda  Haweenka ku jira xabsiga Gebilay, ayaa laga dayriyay. Kadib markii dersin haween ah oo  ka mid ahaa ku dhowaad konton Haweenka ku jira xabsigaa lasoo daayay, kuwaas oo kusoo baxay cafis More...