Date archive forMay, 2012
By info On Thursday, May 31st, 2012
0 Comments

Istanbul: Somali Conference Opens With High Expectations

ISTANBUL(ANN) Somalia needs the backing of other countries to overcome its more than two decades of instability, leaders said Thursday at a meeting in Turkey. Representatives from 54 countries gathered in Istanbul More...

By info On Thursday, May 31st, 2012
0 Comments

Shirka Arrimaha Somalia Oo Ka Furmay Turkiga, Waxyaabaha lagu Soo Qaaday Iyo Qoshaha Loo Dejiyay

Istanbuul(ANN)Shirka Arrimaha Somalia  ee lagaga  hadlayay xaaladdaha siyaasadeed dhaqaalle, nabadgelyo,  horumar iyo dib u dhiska, ayaa  maanta ka furmay Istanbuul oo ah magaalado caan ku ah ganacsiga, Wershedaha,    More...

By info On Thursday, May 31st, 2012
0 Comments

Al-shabaab Oo Lagala Wareegay Magaalada Mihiimka Ahayd Ee Af-madaw Kadibna Isku Urursaday Kismaanyo

Kismaanyo(ANN)Ciidamada Dawlada taagata daran ee Somalia oo kaashanaya maleeshiyada Raas-kaambooni, isla markaana ay taageerayaan kuwa dawladda Kenya ayaa la wareegay Afmadow oo ah fadhiisin mihiim ah oo ay mudo More...

By info On Thursday, May 31st, 2012
0 Comments

Raysal Wasaaraha Djibouti Oo Kusoo Dhoweeyay Dalkiisa Madaxweyne Xigeenka Somaliland Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo

Djibouti(ANN)Madaxweyne Xigeenka Somaliland C/raxmaan C/llaahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo, ayaa saaka waaberigii ka dhoofay Madaarka Berbera, iyagoo usii jeeda dalka Djibouti, ayaa galabta ka degey More...

By info On Thursday, May 31st, 2012
0 Comments

Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Qormadii: 3aad

Subaxnimadaa aanu Boorame gelaynay, waxa kaleoo aanu jidka ku kulannay Khaalid yare oo Warfaafinta nagala hawl-gala. Markii aanu Boorame gallayba waxaanu qaadnay laammida magaalada laga galo. Hotel Harawo ayaanu More...

By info On Thursday, May 31st, 2012
0 Comments

Shirka Turkiga: Dhadhamo-raac ayaa loo Qiimo-tiray Baasaboorka Somaliland, Daymada Jamhuuriya

Dalka kastoo adduunka ku yaal wuxuu qiimeeyaa, isla markaana wax kasta ka horreysiiyaa waxyaabaha sida gaarka ah u muujinaya astaamaha qarannimadiisa oo ay ugu muhiimsan yihiin calanka, baasaaboorka, lacagta iyo More...

By info On Wednesday, May 30th, 2012
0 Comments

Hogaamiyayaasha Puntland Iyo Gal-mudug Oo Awoodi Waayay Inay Ku Adkaystaan Qaadacaada Ka Qaybgalka Shirka Turkiga Iyo Wefdiga Xukuumadda Somaliland Oo Ku Kala Goosmay

Adis ababa(ANN)Horjoogayaasha  maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug  C/raxmaan Maxamed Faroole iyo Maxamed Axmed Caalin, ayaa sheegay inay ka laabteen go’aankoodii ay hore ugu qaadaceen inay ka qayb galaan  More...

By info On Wednesday, May 30th, 2012
0 Comments

“Waxaan Qabaa In Daahir Rayaale UDUB Faraha Looga Qaado, Af-hayeenka Madaxweynaha Cukusena Waxaan Leeyahay Haddii Qof Kaa Aqoonbadani Yimaado Waa Laga Faa’idaystaa , Boobena…” Muj. Cali Guray

  Hargeysa(ANN)Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee UDUB  Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray), ayaa ka hadlay go’aanka Maxkamadda sare ee Dastuuriga Somaliland kasoo saartay muranka dhinaca awooda sharciyeed ee More...

By info On Tuesday, May 29th, 2012
0 Comments

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Go’aan Kasoo Saartay Muranka Sharciyadeed Ee U Dhexeeyay Hogaanka Xisbiga Mucaaradka UDUB

Hargeysa(ANN)Maxkamadda Sare ee Somaliland oo ah  Dastuuriga ah, ayaa maanta xukun kasoo saartay dacwaddii u dhaxaysay Hoggaanka xisbiga mucaaridka ah ee UDUB, taas oo la xidhiidhay muran u dhexeeyay masuuliyiintaa  More...

By info On Tuesday, May 29th, 2012
0 Comments

Human Rights Watch Oo Warbixin Dhiilo Xanbaarsan Kasoo Saartay Hawlgalo Ciidamada Liyuu Boolis Ee Kililka Shanaad Ka Fuliyeen Xadka U Dhexeeya Somaliland Iyo Ethiopia

New York (ANN)Hay’adda xuquuqa aadamaha ee Human Rights Watch ayaa war-bixin dheer ka qortay hawl-galada arxan darada ah ee ciidamada loo yaqaan  Liyuu booliska ee dawlada deegaanka Kililka Shanaad ee Somalida More...