Date archive forSeptember, 2011
By info On Friday, September 30th, 2011
0 Comments

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Urur Cusub Iyo Xildhibaan C/qaadir Jirde Oo Ugu Baaqay Bulshada Inay Taageeraan

Hargeysa(ANN) Eng. Ismaaciil Aadan Cismaan oo ahaa wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Somaliland xiligii maamulkii Madaxweyne Rayaale ayaa ku dhawaaqay Urur siyaasadeed cusub oo la baxay Dalsan, kaas oo  shalay More...

By info On Friday, September 30th, 2011
0 Comments

Mashruuc Jamhuuriya Shahaadooyin Ku Gudoonsiiyay Arday Dhamaysatay tababar Mihnada Saxaafada Ah

  Hargeysa(ANN)Boqol iyo laba (102) arday oo muddo lix bilood ah qaadanayey tababar ku saabsan noocyada kala duwan ee mihnada saxaafadda, ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyey shalay hudheelka Imperial ee magaalada More...

By info On Thursday, September 29th, 2011
0 Comments

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xidhiidhkii Ka Dhexeeyay Gaani Iyo Eedaynta Madaxweyne Siilaanyo Ku Tilmaamay Inuu Ahaa Ninkii Basaasay Dhalinyaradii UFO

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID  Eng. Faysal  Cali Waraabe, ayaa dafiray inuu basaasay dhalinyaradii iyo aqoonyahanadii reer Somaliland ee uu taliskii Siyaad barre xidhay horaantii sideetameeyadii, More...

By info On Thursday, September 29th, 2011
0 Comments

“Faysal oo la ogaa sida uu u basaasi jiray UFO ayuu haddana maalin walba aflagaado la soo taagan yahay…., Ina Sulub Iyo waracncadena …” Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Saqdii Dhexe Jawaabo Kulul Ka Bixiyay

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa  jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo UDUB. Sidoo kalena ka hadalay arrimaha deeqaha Somalia More...

By info On Wednesday, September 28th, 2011
0 Comments

Taliyihii Ciidanka Booliska Djibouti Oo Toogasho Lagu Fuliyay

Djibouti(ANN)Taliyaha Ciidanka Booliiska dalka Djibouti Col,  C/llaahi Cabdi Faarax ayaa lagu fuliyay dil. Kadib markii saaka mid ka mid ah Askartiisu ugu soo galay xafiiska, isla markaana tacshiirad rasaas ah More...

By info On Wednesday, September 28th, 2011
0 Comments

Cybercrime and child trafficking amongst dominant threats at EAPCCO summit

Rwanda(ANN)There was no shortage of security threats to discuss during the 13th Eastern African Police Chief’s Cooperation Organisation (EAPCCO) General Assembly that was held in Kigali from September 11 to 16. More...

By info On Wednesday, September 28th, 2011
0 Comments

Madaxweynaha Dawlada Taagta Daran Ee Somalia Sh. Shariif Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Deeqda Somaliland Gaadhsiisay Dadka Ku Macaluulaya Somalia

Muqdisho(ANN) Madaxweynaha dawladda taagta daran ee KMG Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa markii u horaysay ka hadlay kaalmada deeqda ay Somaliland gaadhsiisay dadka abaaraha, macaluusha  iyo dagaaladu naafeeyeen More...

By info On Wednesday, September 28th, 2011
0 Comments

Gudidi Uu Hogaaminayo Wasiirka Diinta Waqaafta Somaliland Iyo Gudoomiye Xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Deeq Caawimo Ah Gaadhsiiyay Shan Kun Oo Qoys Oo Ku JIra Xerada Qoxootiga IFO 2

Nairobi (ANN) Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo wefti uu Hoggaaminayo oo ay magaalada Nairobi kasoo raaceen Gudoomiye xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin More...

By info On Wednesday, September 28th, 2011
0 Comments

TACSI MADAXWEYNE

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan  More...

By info On Tuesday, September 27th, 2011
0 Comments

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dur-duro Ku Ansixiyay Todabada Xubnood Ee Gudida Diiwaan Gelinta Ururada Iyo Xubno Wasiiro Ah

Hargeysa(ANN)Mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland ayaa fadhi ay yeesheen  maanta  cod aqlabiyad ah ku ansixiyey todobada xubnood oo Madaxweyne Siilaanyo dhowaan u magacaabay inay noqdaan  gudida diiwan gelinta More...