Month: August 2011

Agaasimaha Xatrunta Agoomaha Hargeysa Oo Ugu Baaqday Bulshada Inay Bisha Ramadaan Gurmad Soo Gaadhsiiyaan Boqolaal Caruur Ah Oo Ku Jira Xaruntaa Iyo Hay’addaha Caalamiga Ah Oo Dhegaha Ka Fursaystay Baaq Loo Jeediyay

Hargeysa(ANN)Agaasimaha Xarunta Daryeelka Caruurta iyo Dhalaanka Somaliland ee Magaalada Hargeysa Caasha Maxamuud Qaalib  ayaa Sheegtay in xarunta Agoomaha iyo Daryeelka Dhalaanku tahay  mid  rajadeedu aad u fiican tahay, balse aanay…